Buuga Macallinka Yedi İklim B1

Buuga Macallinka Yedi İklim B1

Yazıcı-dostu sürüm

Yedi İklim Turkish set

Yedi İklim Turkish set waxaa oo ka koobanyahy buuga leyliga, buuga hagida macallimka, qeybta dhageysiga CD maqalka oo loo diyaariyey qaab dhismeedka Agaasinka Waxbarashada luuqada Turkiga. Qaybtan waxaa la diyaariyey iyadoo la tixgelinayo heerarka iyo degaannada aasaasiga u ah qaabdhismeedka luuqdaha.

Waqtigan xaadirka ah, buugagta kala ah A1, A2, B1, B2, C1 iyo C2 ayaa lagu dabaqey Xarumaha Dhaqanka, Qeybta Turcology iyo Xarumaha Waxbarshada Luuqadda Turkiga.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr